Zoekfilters
Geen verdere filters gevondenResultaten (2)
QORSHIHII MADOOBAA
DUULAANKA MASKAXDA
2024 || Hardcover || Asmo Khalid || Mijnbestseller.nl || met inkijkexemplaar
Gaaladaan sirtooda ayaan kashifi doonnaa. Qorshihii ay dalkeena la damacsanaayeen uu Ilaahay swt inaga badbaadiyay muxuu yahay?
Maxay tahay sababta ay dalalka Muslimiinta u weerarayaan?
Sababta ay diinteena, dadkeena, dalkeena iyo maskaxdeena duulaanka ay ugu soo qaadeen ayaad ku ogaan doontaa.
Buugaan waxaa ku jiro.
Qorshahooda madoobaay ay dunida ku maamulaan. Somaliya sidii ay ku burburiyeen. Somalida sidii ay iskugu direen.
Hadaanan maanta ka dagin wadadaan aan saaran nahay.
Waxaa na asi...
WAANO DUMAR
HOOYO I MAQAL
2024 || Hardcover || Asmo Khalid || Mijnbestseller.nl || met inkijkexemplaar
Buugaan wuxuu ka hadlayaa haweenka. Waa waano dumar. Dhan walba ayuu ka waaninayaa dumarka.
Buugaan ayaa ah mid aad ka heli doonto. Kalsooni. Koriinka caruurta. Dhiiri gelin. Waano. Wacyi gelin. Murti. Maahmaah. Waayo aragnimo. Awood. Xikmad. Hal abuur. Karti.
Cashirada aan buugaan silsilada ah kusoo dari doono ayaa ah, kuwo ay igu qaadatay in aan nolosha ka barto 23 sano in ka badan.
Buugaan waa buug silsilad ah. Midba midka kale ayuu kuu dhiibayaa.
Qeybtaan waa qeybta ugu horeyso. Sal dh...