QORSHIHII MADOOBAA

DUULAANKA MASKAXDA

Voorzijde
Inkijkexemplaar
34,44
Levertijd: 5 werkdagen
Met 5% studentenkorting
voor 32,72 i
+
Bestel
ISBN: 9789403748276
Uitgever: Mijnbestseller.nl
Verschijningsvorm: Hardcover
Auteur: Asmo Khalid
Druk: 1
Pagina's: 333
Taal: Engels
Verschijningsjaar: 2024
NUR: Mens en maatschappij algemeen

Gaaladaan sirtooda ayaan kashifi doonnaa. Qorshihii ay dalkeena la damacsanaayeen uu Ilaahay swt inaga badbaadiyay muxuu yahay?

Maxay tahay sababta ay dalalka Muslimiinta u weerarayaan?

Sababta ay diinteena, dadkeena, dalkeena iyo maskaxdeena duulaanka ay ugu soo qaadeen ayaad ku ogaan doontaa.

Buugaan waxaa ku jiro.

Qorshahooda madoobaay ay dunida ku maamulaan. Somaliya sidii ay ku burburiyeen. Somalida sidii ay iskugu direen.

Hadaanan maanta ka dagin wadadaan aan saaran nahay.

Waxaa na asiibaayo wixii walaalaheena iyo dariskeena asiibay.

Buugaan waxaan kaga hadli doonnaa gaaladaan sidii ay ku heleen awooda dunida.

Gaar ahaan reer galbeedka.

Qorshahooda madoobaay waxa uu ahaa ayaan dul istaagi doonnaa. Si aad u ogaatid halista ay kula doonayaan, iyo in aad u yeelatid awood aad is kaga difaacdid cadowgaan qarsoon aysan isha qaban karin.

Iyaga ayaa umad walba dhibaateeya. Isla iyagii ayeey umad walba ka doontaan nawad iyo badbaado.

Maxay tahay waxa ku kalifay in ay umada sidaan u galaan?

Wax yaalaha maanta dunida ka dhacaayaan. Gaar ahaan wadankeena waxa ka dhacaayo ayaad jawaab u heleysaa.

Wax walba oo dhaco ma iska dhacaayaan. Qorshe weyn ayaa ka dambeeyo.