Zoekfilters

Auteur
Asmo Khalid (3)
Verschijningsvorm
Hardcover (3)

Mens en maatschappij algemeen (4)

19,50
Vandaag besteld,
morgen verzonden
+
Bestel

Freedom is a monetary matter

The path towards a natural, responsible, and free society.

2024 || Paperback || Sander Luiten || Mijnbestseller.nl

“Freedom is a monetary matter” explores the social and economic consequences of monetary inflation in the current financial system and provides a comparison in various areas to a system based on sound money (money without inflation). The book has a strong foundation in world history and its major cycles. Rising prices, growing lines at the food bank, major corporations generating billions of dollars in revenues, an increasing threat of war; This book is written for people that want to fig...

33,99
Vóór 16:30 uur besteld,
vandaag verzonden
+
Bestel

SIRTII ADKEYD

DUULAANKA MASKAXDA

2024 || Hardcover || Asmo Khalid || Mijnbestseller.nl || met inkijkexemplaar

Buuga SIRTII ADKEYD wuxuu ka hadlayaa duulaanka lagu soo qaaday maskaxda Bani Aadamka. Waliba gaar ahaan dadka Muslimiinta ah.

Dunida maanta wax walbo oo xun ayaa ka dhacaya.

Ma dhici kartaa waxaan oo dhan in qorshe laga leeyahay? In waxaan oo dhan uu qof ka dambeeyo.

Dagaalada dunida ka socda.

Muslim naceybka oo badanaayo.

Dalalka Islaamka oo hal hal loo weeraraayo.

Dunidii oo kusoo aruurtay lacag.

Qofka lacagta heysta un inuu Bani Aadam yahay.

Maxay tahay waxaan dunida ka dhacaya?

Wa...

34,44
Levertijd: 5 werkdagen
met 5% korting 32,72
+
Bestel

QORSHIHII MADOOBAA

DUULAANKA MASKAXDA

2024 || Hardcover || Asmo Khalid || Mijnbestseller.nl || met inkijkexemplaar

Gaaladaan sirtooda ayaan kashifi doonnaa. Qorshihii ay dalkeena la damacsanaayeen uu Ilaahay swt inaga badbaadiyay muxuu yahay?

Maxay tahay sababta ay dalalka Muslimiinta u weerarayaan?

Sababta ay diinteena, dadkeena, dalkeena iyo maskaxdeena duulaanka ay ugu soo qaadeen ayaad ku ogaan doontaa.

Buugaan waxaa ku jiro.

Qorshahooda madoobaay ay dunida ku maamulaan. Somaliya sidii ay ku burburiyeen. Somalida sidii ay iskugu direen.

Hadaanan maanta ka dagin wadadaan aan saaran nahay.

Waxaa na asi...

33,79
Levertijd: 5 werkdagen
met 5% korting 32,10
+
Bestel

WAANO DUMAR

HOOYO I MAQAL

2024 || Hardcover || Asmo Khalid || Mijnbestseller.nl || met inkijkexemplaar

Buugaan wuxuu ka hadlayaa haweenka. Waa waano dumar. Dhan walba ayuu ka waaninayaa dumarka.

Buugaan ayaa ah mid aad ka heli doonto. Kalsooni. Koriinka caruurta. Dhiiri gelin. Waano. Wacyi gelin. Murti. Maahmaah. Waayo aragnimo. Awood. Xikmad. Hal abuur. Karti.

Cashirada aan buugaan silsilada ah kusoo dari doono ayaa ah, kuwo ay igu qaadatay in aan nolosha ka barto 23 sano in ka badan.

Buugaan waa buug silsilad ah. Midba midka kale ayuu kuu dhiibayaa.

Qeybtaan waa qeybta ugu horeyso. Sal dh...